Midowga Musharaxiinta oo ku baaqay in aan xil dambe lagu aaminin Farmaajo

War saxaafadeed kasoo baxay golaha midowga musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa looga hadlay dhalinyarada Soomaaliyeed ee tababarka loogu qaaday dalka Eritrea kuwaa oon wax war ah laga heyn xaalada ay ku sugan yihiin. Midowga musharixiinta ayaana walaac xoogan ka muujiyay dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku maqan dalka Ereteriya, kuwaas oo la sheegay inay ka … Continue reading Midowga Musharaxiinta oo ku baaqay in aan xil dambe lagu aaminin Farmaajo